Research focus
Waxaan qabannaa training iyo research sharci.
Page-kan waxaa lagu shaacin karaa trainings cusub, workshops, legal awareness sessions, iyo qoraallo research oo xafiisku bulshada iyo hay'adaha u qabto.
Training & Research
16/05/2026, Avv. Maxamed Nuur Xasan wuxuu ardayda Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) u qabtay training ku saabsan nidaamka maxkamadaha dalka iyo sida garsoorku u shaqeeyo.
UNISO legal training
Training-ku wuxuu diiradda saaray fahamka qaab-dhismeedka maxkamadaha, doorka garsoorka, hannaanka dacwadaha, iyo sida ardaydu ugu diyaargaroobi karaan xirfad sharci oo masuuliyad leh.
Research focus
Page-kan waxaa lagu shaacin karaa trainings cusub, workshops, legal awareness sessions, iyo qoraallo research oo xafiisku bulshada iyo hay'adaha u qabto.
Gallery