Mission
Inaan macmiilka siino faham sharci oo cad, xalal wax ku ool ah, iyo adeeg ilaalinaya qarsoodiga iyo danaha macmiilka.
About the firm
Mohamednor Law Firm wuxuu u adeegaa dadka, qoysaska, ganacsiyada iyo hay'adaha u baahan talo sharci oo cad iyo matalaad la isku halleyn karo.
Our story
Inaan macmiilka siino faham sharci oo cad, xalal wax ku ool ah, iyo adeeg ilaalinaya qarsoodiga iyo danaha macmiilka.
Waxaan isku darnaa document review, strategy sharci, negotiation, iyo court representation si arrin kasta loogu socodsiiyo waddo cad.
Kalsooni, hufnaan, xafidid xog, jawaab degdeg ah, iyo shaqo sharci oo la cabbiri karo.
Managing Partner
Hoggaanka xafiisku wuxuu diiradda saaraa adeeg sharci oo accessible ah, ethical ah, kuna habboon duruufaha Soomaaliya.
Location
Via Londra, behind Banadir Regional Court. Waxaad nagala soo xiriiri kartaa +252617098133 ama info@mohamednorlawfirm.com.